|
Helsinki (21.04.2008) Adult Education Support report expanding into new towns and villages. click here
Helsinki (05.04.2008) Xaaladda bukaan jiifka TB-da ee Cisbitaalka Laascaanood
Ururka Sahan International Relief Association ry oo ka diwaangashan wadanka Finland
lana aasaasay 1997dii ahna ururka NGO ah kana madax banaan wixii siyaasad, qabyaalad, gobolaysi iwm. Ujeedada loo aasaasayna tahay in uu ummadda Soomaaliyeed ka caawiyo sidii ay horumar u gaadhi lahaayeen, khaas ahaan dhinacyada caafimaadka, waxbarashada iyo deegaanka. |